Hiiraan
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa xalay weerar safbalaaran oo isugu jira dagaal toos ah iyo weerar madaafiic ah waxay ku qaadeen saldhigyada maleyshiyaatka kooxda ridada iyo ciidamada Jabuuti ku leeyihiin magaalada Baladweyne. Waxaana jira khasaare cadowga Allaah kasoo gaaray weeraradaasi.
Dhanka Baay.
Mujaahidiinta ayaa xalay qarax la beegaday guri uu deegaanka Awdiinle ka deganyahay gudoomiyaha maamulka ridada deegaankaasi, waxaana jira burbur xooan oo soo gaaray guriga iyo maleyshiyaat halkaasi ku sugnaa.
Sidoo kale xalay Mujaahidiinta ayaa qarax la beegsaday maleyshiyaat ka tirsan ridada NISA oo roondo ka waday gudaha magaalada Beydhabo, waxaana jira khasaare gaaray maleyshiyaatkaasi.
FAAFREEB PRO