Jubbada Hoose:
Mujaahidiinta ayaa xaley weerar qarax ah ku qaaday mid kamid ah xarumaha maamulka ridada ee Jubaland uu ku leeyhay gudaha magaalada Kismaayo, waxaana jira khasaaro soo gaaray maleeshiyaatkii ridada ee halkaasi ku sugnaa.
Shabeelada Hoose.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Afrikaanta iyo saldhiga maleeshiyaatka Murtadiinta ee degmada Qoryooley.
Banaadir.
Howlgala Qaraxyo Ah Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.
1-Degmada Kaaraan gaar ahaan xaafada Xaawo Casir howlgal qarax ah oo Mujaahidiintu ay ka fuliyeen waxey la beegsadeen gaari gaari cabdi bile ah oo Murtadiinta leeyihiin.
Dhimashada waa 1 Murtad
Dhaawaca waa 3 Murtad
2-Degmada Hilwaa gaar ahaan xaafada Suuqa Xoolaha qarax ayaa lala beegsaday fariisin Murtadiinta ay ku leeyihiin xaafadaas
3-Degmada Yaaqshiid gaar ahaan xaafada Carafaat waxaa qarax lala beegsaday fariisin ay ku sugnaayeen Murtadiinta
Dhaawaca waa 1 askari.
FAAFREEB PRO