Gaarisa.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey qarax la beegsadeen kolanyo Kufaarta Kenya ah oo ku socdaalayay agagaarka deegaanka Burraa ee gobalka Gaarisa ee ku hoosjira gumeysiga Saliibiyadda Kenya.
Qaraxa ayaa haleelay gaari Sagsiid ah waana uu burburay, Waxaa sidoo kale baqti iyo dhaawac noqotay askartii Kufaarta Kenya ee la socotay gaariga qaraxa lagu burburiyay.
Sidoo kale waxey ciidamada Mujaahidiintu dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Kenya ee deegaanka Jaaraa-jiilaa oo ah deegaan hoostaga magaalada Amuuma ee gobalka Gaarisa.
Dagaalka inta uu socday waxa uu dab xoogan qabsaday Dhowr Teendho oo Saliibiyiinta Kenya ugu dhex dhisaneed gudaha Xerada.
Diyaarad Elocbtar ah ayaa xerada soo caga dhigatay oo goobta ka daabushay dhaawacyada iyo baqtiyada askarta Kenya.