Howlgaladii Ugu Dambeeyay.
Shabeellada Hoose:
Howlgal gaar ah oo xaley Mujaahidiinta ka fuliyeen gudaha degmada Afgooye ayaa lagu dilay murtad Jeylaani Xasan Bagey oo ahaa Ergadii maamulka ridada ee Koonfur-galbeed.
Gedo:
Qarax shaley ka dhacay degmada Baardheere oo lala eegtay ciidamada Kuffaarta Itoobiya waxaa ku dhaawacmay 3 askari oo Itoobiyaan ah.
Banaadir.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey qaraxyo la beegsadeen Labo fariisin oo Murtadiinta ay ku kala leeyihiin xaafadaha Suuqa Xoolaha iyo Warlaliska ee degmooyinka Hilwaa iyo Dayniile ee Magaalada Muqdisho.
Dhaawaca waa 4 askari oo Murtadiin ah oo mid garaab yahay.
Shabeelada hoose.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey duleedka degmada Afgooye Labo qarax kula beegsadeen kolanyo Murtadiin ah gaar ahaan kuwa Alfa group ah oo kasoo baxday magaalada Muqdisho.
Dhimashada Waa 9 Murtad.
Gubashada waa 2 gaari oo Cabdi Bile ah.
Bakool.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga Murtadiinta ee degmada Ceelbarde.
Jubbada hoose.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Kenya ee degmada Afmadow.