Mujaahidiinta oo Howlgallo ka Fuliyay Baay, Gedo iyo Xuduudda Kenya.

Jul 22, 2025

Howlgaladii ugu dambeeyay.

Baay.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada maleeshiyaatka Murtadiinta ee deegaanka Burjeed ee duleedka magaalada Baydhabo.

Gedo.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay weerareen xerada Murtadiinta WFB ee degmada Garbahaarey.

 

Xuduud Beenaadka Soomaaliya Iyo Kenya.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen xerada Murtadiinta ee Oodow ee hoostagta deegaanka Kaambooni .

Dagaalka inta uu socday waxa uu dab kakacay xerada waxaana gubtay Teendhooyin sahay ugu jirtay Murtadiinta.