Qarax xaley Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa lala eegtay guri ay ku sugnaayeen maleeshiyaat murtadiin ah, waxaana qaraxaasi ku dhintay askari murtad ah oo lagu magacaabi jiray Siyaad Dhiiglaawe, waxaana ku dhaawacmay askari kale oo lagu magacaabo Deeqoow.
Dhanka Shabeellaha Hoose, ciidamada Mujaahidiintu waxey maanta kamiin u dhigeen maleeshiyaat Murtadiin ah oo ku socdaalayay agagaarka deegaanka Nambar60.
Kamiinkan waxaa lagu dilay 2 Murtad, halka lagu dhaawaca 3 Murtad oo kale.
Weerarkan waxaa ka horeeyay qarax saacadihii lasoo dhaafay agagaarka deegaanka Nambar60 lagula eegtay kufaarta Afrikaanta, kaasi oo ay ku dhinteen 2 askari, halka mid kale uu ku dhuwaacmey.
FAAFREEB PRO