Howlgal Lagu Boqna Gooyay Askar iyo Saraakiil Murtadiin ah oo ka Dhacay Ceelasha-biyaha.

Oct 27, 2025

Howlgal gaar ah oo Mujaahidiinta ay caawa ka fuliyeen deegaanka Ceelasha-biyaha ee duleedka Muqdisho ayey geesiyada tawxiidku ku beegsadeen guri ay ku sugnaayeen maleeshiyaat iyo saraakiil murtadiin ah.

Howlgalkan fariidka ah ayaa lagu dilay 4 murtadiin ah oo isugu jiray saraakiil iyo maleeshiyaat, waxaana ku dhaawacmay 4 kale oo uu ku jiray Sarkaal.

Murtadiinta howlgalkaan lagu dilay waxay kala yihiin:

1-Daahir Bashiir oo ahaa sarkaal Korneyl ah
2-Maxamed Daadireey Bashiir.
3-Calow oo ahaa sarkaal.
4-Cali oo kamid ahaa askartii murtadiinta ee goobta joogtay.

Sidoo kale howlgalkaan waxaa ku dhaawacmay sarkaal murtad ah oo lagu magacaabo Korneyl Xuseen Kadawa.

FAAFREEB PRO