Hogaanka Sare ee XSHM oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeey Munaasabada Ciida [Dhagayso]

Mar 30, 2025

Sheekh Mahad Warsame Abuu Cabdiraxmaan oo ka mid ah hoggaanka mujaahidiinta ayaa jeediyay kalimad muhiim ah oo dhinacyo badan taabanaysa, taasi oo uu umadda muslimka ah ugu hambalyeeyay munaasabadda ciiddul-fidriga.

Sheekh Abuu Cabdiraxmaan Mahad Warsame ayaa sheegay in ciiddan kusoo beegantay xilli umadda Soomaaliyeed ee muslimiinta ah ay goob joog u yihiin jabka isdaba joogga ah ee ku habsaday murtadiinta iyo guulaha uu Allaah subaxaanauhu Watacaalaa ku manneystay addoomadiisa mujaahidiinta ah.

Halkan Ka Dhagayso Kalimadda Sh Abuu Cabdiraxmaan.