Shabeelada hoose:
Qarax Mujaahidiintu maanta ay ka fuliyeen gudaha degmada Baraawe ayaa lala eegtay gaari qooqan ah oo ay la socdeen maleyshiyaatka Murtadiinta.
Waxaa jira khasaare soo gaaray cadowga, iyadoo uu gubtay gaarigii qaraxa lala beegsaday.