Jubbada Hoose.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey maanta agagaarka deegaanka Birta dheer ee duleedka magaalada Kismaayo qarax kula beegsadeen gaari cabdi bile ah oo ay si gaar ah u leedahay madaxtooyada Jubboland.
Dhimashada waa 3 askari oo Murtadiin ah.
Dhaawaca waa 4 askari oo Murtadiin ah.
Gaariga Cabdi bilaha gabi ahaan waa burburay.