Gaalo Kenyaati ah oo Lagu Dilay Howlgal Mujaahidiintu Ka Fuliyeen Mandheera.

Jun 20, 2025

Mandheera.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaanka Shimbir Faadumo oo ah deegaan hoostaga degmada Ceelqaalow ee gobalka Mandheera ee ku hoos jira gumeysiga Kufaarta Kenya..

Howlgalkan waxey Mujaahidiintu ku dileen 2 Gaal oo Kenyaati ah.