Waxaa gabi ahaanba fashil kusoo idlaaday dhamaan dadaalladii lagu doonayay in lagu joojiyo dagaalka Qaza, islamarkaana dhinacyada ay isku weedaarsadaan maxaabiista.
Wasiirka Arimaha Dibada Maraykanka ayaa mandiqada Bariga-Dhexe socdaal ku maraya,halka Iiraan ay wai hanjabayso iyadoo khilaaf cusub uu soo kala dhaxgalay Masar iyo Yahuuda.
Hadaba Arimahaasi oo dhami falanqeyn soo koobaysa ka dhagayso qeybta hoose????
Kusoo biir baraheena Telegram
https://t.me/faafka87
https://t.me/faaf5556
https://t.me/FAAFK67