Faahfaahin:
Qaraxii saaka ciidamada Kuffaarta Itoobiya lagula eegtay gudaha magaalada Baydhabo, dhimashada waa 2 askari, halka dhaawacana uu gaarayo 2 kale
Shabeellada Hoose:
Howlgal Mujaahidiinta ay ka fuliyeen gudaha degmada Afgooye ayaa lagu dilay murtad Cabdullaahi Muuse Dheere oo ahaa askari ka tirsanaa maleeshiyaatka ridada.