Jubbada Hoose.
Faahfaahin:
Waxaa xog dheeraad ah laga helayaa khasaaraha Murtadiinta lagu gaarsiiyay qarax shalay ka dhacay agagaarka deegaanka Birta dheer ee duleedka magaalada Kismaayo waxaana qaraxaas ku dhintay 3 askari oo Murtadiin ah waxaana ku dhaawacmay 4 askari oo Murtadiin ah iyadoona qaraxaas lagu gubay gaari cabdi bile ah oo sigaar ah ay u laheed madaxtooyada maamul gobaleedka gaala raaca ah ee Jubboland
Sidoo kale waxaa rogmay gaari cabdi bile ah oo daba socday gaariga qaraxa lagu buburiyay waxaana gaariga rogmaday ku dhintay Labo askari oo Murtadiin ah.