Faahfaahin:
Qarax saaka Mujaahidiinta ay ka fuliyeen gudaha magaalada Baydhabo kaasoo lala eegtay ciidamada Kuffaarta Itoobiya ee ilaaliya garoonka magaaladaasi, waxaa ku dhintay qaraxaasi 3 askari oo Itoobiyaan ah, halka ay ku dhaawacmeen 2 askari oo kale.