Bakool .
Faahfaahin
Kamiin iyo qarax shalay ka dhacay duleedka degmada Xudur
Dhimashada waa 8 Murtad oo ay ku jiraan saddex sarkaal oo lagu kala magacaabo
1-Cadow Xaaji oo ahaa taliye hoorin
2-Madsan Kuusow oo ahaa taliye urur
3-Sarkaal lagu magacabai jiray Cadow Aadan Same
Dhaawaca waa 15 Murtad oo saraakiil ku jirta.
Gubashada waa gaari Cabdi bile ah oo qori Dhashiika ah saarnaa
Baay.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay qaraxyo la beegsadeen Labo baro koontarool oo Murtadiinta Nisa iyo kuwa Booliska ay kaga suganyihiin gudaha magaalada Baydhabo
Gedo.
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa Habeenkii Xalay Weerar Kuqaaday Saldhiga Ciidamada DF ay kulleeyihiin Degmada Buur-dhuubo ee Gobolka Gedo.