Faahfaahin ka soo Baxaysa Khasaaraha Weerarkii Mujaahidiinta ee Bari-ujeed.

Jun 23, 2025

Baay.

Faahfaahin.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey saaka cagta mariyeen Labo xero oo maleeshiyaatka Murtadiinta ay kaga sugnaayeen deegaanka Bur-jaad ee hoostaga magaalada Baydhabo.

Weerarka inta uu socday waxey kolanyo Murtadiin ah oo gurmad ah kasoo baxeen magaalada Baydhabo kamiin ayaa loo dhigay dib ayeyna u laabteen iyagoo khasaara dusha loo saariyay.

Dhimashada Waa 12 Murtad

Dhaawaca waa 28 Murtad

Maxaabiis wey jirtaa.

Hub kala duwan iyo agabyo kale waa Qaniimo.