Faahfaahin Dheeraad Ah oo Laga Helayo Weerar Ka Dhacay Buula-Xaaji.

Dec 19, 2024

Jubbada hoose

Faahfaahin.

Madaafiic shalay lagu garaacay xerada Murtadiinta ee deegaanka Buulo Xaaji ee duleedka Kismaayo.

Dhimashada waa 1 askari oo Murtad ah.

Dhaawaca waa 7 askari oo Murtadiin ah.

Shabeelada hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada Murtadiinta ee deegaanka Arbacow oo ka tirsan deegaan weynaha ceelasha biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.