Faahfaahino dheeraad ayaa kasoo baxaya weerar qorsheysan oo kamiin ah oo saaka ciidamada Mujaahidiintu ku beegsadeen maleeshiyaad Murtadiin ah oo ku socdaalayay duleedka Magaalada Kismaayo.
Weerarkan ayaa si gaar kaga dhacay agagaarka deegaanka Yoontooy ee duleedka magaalada Kismaayo, khasaare ayaana lagu gaarsiiyay maleeshiyada Axmed Madoobe.
Inta la xaqiijiyay weerarkan ka dhacay duleedka Kismaayo waxaa ku dhintey Laba askari oo Murtadiin ah.