Faahfaahin Cusub:
Weerarkii cagmarinta ahaa ee saaka Mujaahidiinta ku qaadeen saldhigga maleeshiyaatka ridada (Danab) ee deegaanka Wargaadhi ee wilaayadda Shabeellada Dhexe waxaa lagu dilay 60 murtadiin ah oo saraakiil ay ku jirto, dhaawacana waa 20 oo kale oo murtadiin ah.