Faahfaahin:
Dagaalladii shalay ka dhacay duleedka Moqokori dhimashada murtadiinta waxay gaartay 47 murtad, dhaawaca waa 86 murtad.
Murtadiintii shalay lagu dilay dagaalada waxaa kamid ahaa:
1 Cusmaan Muumin Axmed [Cusmaan Dheere]- sarkaal ka tirsan maleeshiyaatka ridada.
2 Ibraahim Xuseen Candhoob- sarkaal ka tirsan maleeshiyaatka ridada.
3 Cabdi Cabdulle Maxamuud [Cabdi Raafeey].
4 Xasan Cabdullaahi Siyaad (Xasan Mataan)- sarkaal ka tirsan maleeshiyaatka ridada.
5 Muumin biyow
6 Muuse Axmed Odawaa
7 Daahir Daaftoon.
8 Dalboole Faarax Axmed
9 Dafe Axmed Colow
10 Faarax Maxamed Gaduudane
11 Maxamed Colow Guurre