Faahfaahin: 28 Askari oo Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Weerarkii Sabiid.

Jul 25, 2025

Faahfaahin:

Weerarkii cagmarinta ahaa ee saaka ka dhacay deegaanka Sabiid ee wilaayadda Shabeellada Hoose.

Dhimashada cadowga waa 17 askari oo isugu jira Saliibiyiinta Uganda, iyo maleeshiyaatka ridada, halka dhaawacana uu gaarayo 11 oo isugu jirta saliibiyiinta Uganda, iyo maleeshiyaatka ridada.

Sidoo kale, waxaa jira askar isugu jirta Ugandhees iyo murtadiin oo inta uu dagaalka socday isku tuuray Wabiga kuwaasi oo ilaa haatan aanan lagu heynin nolol iyo geeri toona, waxaana suuragal ah in khasaaraha cadowga uu ka bato inta aan hadda sheegnay.