Faahfaahin:
Dagaalkii maanta Mujaahidiinta kula wareegeen deegaanka “Cadaan-lexeey” oo hoostagta degmada Ruunirgood ee Shabeellada Dhexe, waxaa lagu dilay 4 askari oo murtadiin ah, 3 kalana waa lagu dhaawacay.
Waxaa sidoo kale Mujaahidiinta ay gacanta ku dhigeen 2 Maxaabiis Murtadiin ah oo hadda gacanta Mujaahidiinta ku jirta.