Dhageyso: Waaliga Hiiraan oo ka Hadlay la Wareegidda Deegaanka Tardo.

Jul 13, 2025

Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan, Sheekh Guuleed Abuu Nabhaan, ayaa ka hadlay la wareegidda Mujaahidiinta ee deegaanka “Tardo”, isaga oo dul istaagay istaraatiijiyadda deegaanka, waxaana uu farriin u diray maleeshiyaadka murtadiinta ee weli ku sugan safafka cadawga.

🎧Hoos Ka Dhagayso Codka Waaliga.