{DHAGEYSO} Muxuu Ahaa Ahdaafta Howgalkii Xalay ka Dhacay Kismaayo iyo AFRICOM oo soo Hadlay.

Sep 5, 2025

Kani waa howgal gaar ah oo ay habeenimadii xalay mujaahidiintu ka fuliyeen garoonka diyaaradaha magalada Kismaanyo ee gobolka Jubada-Hoose, halkaas oo ku yaallo saldhig ay leeyihiin ciidamada saliibiyiinta Maraykanka ee hoostaga taliska AFRICOM.

Xarakada Mujaahiiinta Al-Shabaa oo weerarkaasi kasoo saartay warsaxaafadeed ayaa sheegtay in uu howlgalku udhacay sidii loo qorsheeyay, Allaah fadligiina cadowga lagu gaarsiiyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, iyadoo sidokale lagu burburiyay qaar kamid ah gaadiidka xeradaasi yiilay.

Waxaa sidookale mujaahidiintu ay sheegeen in looga aargudayay ehelkeena reer Filistiin, bayaan uu soo saaray maktabka warfaafinta XSHM ayaana lagu yiri “Weerarkan ayaa ah mid lagu garab istaagayo walaaladeen reer Falastiin ee go’doonka ku jira, iyada oo ay ciidamada Sahyuuniyadda oo taageero buuxda ka helaya Maraykanka iyo xulafadiisa reer galbeedka ay sii wadaan ololahooda xasuuqa iyo isir sifaynta ah ee ay ku hayaan walaaladeen Falastiin”

Mar ay Xarakada Mujaahidinta AL-Shabaab la hadlaysa dowlada saliibiyada Maraykanka iyo dabadhilifyadeeda ayaa lagu yiri bayanka “Waxaan u sheegaynaa saliibiyiinta Mareykanka iyo maamullada daba dhilifyada u ah: Taageerada aad ku bixineysaan gumaadka Muslimiinta Falastiin ma noqon doonto mid jawaab la’aan ah, inta aad ku sii socotaan gumaysiga aad ku haysaan dhulka Muslimiinta, iyo inta aad sii wadaan taageerada taliska Sahyuuniyadda ee xasuuqa ku haya qoysaskeena muslimiinta ah ee reer Falastiin, mana idinka joojin doono beegsiga, inta caruurteenu ku hoos duugan yihiin burburka dhismayaasha, duullaankeenu wuu sii soconayaa – ilaa uu Allaah inaga guuleeyo gaalada, ama aan isaga la kulano anaga oo shahado ah, Allaah Wuxuu yiri:”

Taliska ciidanka Maraykanka qaarada Afrika ee loo yaqaano “AFRICOM” ayaa isna war kasoo saaray howlgalkaasi, isaga oo qirtay in ciidamada Ameerikaank ah ee ku sugan Kismaanyo la kulmeen weerar, inkasta uusan bixin tafaasil hadana wuxuu dhanka kale dafiray in khasaare uu soo gaaray askartooda.

Howlgalkii xalay mujaahidiinta ay ka fuliyeen magaalada Kismaanyo ee lagu beegsaday ciidamada saliibiyiinta Maraykanka, ayaa qeyb ka noqonaya silsilado dullaano iyo weeraro ah oo Allaah fadligii tobankii sano ee lasoo dhaafay lagu beegsanayay dowladaasi kirishitaanka ah.

Maraykanka oo ah imbiraadooriyada sharta ee bandiirada ustida dullaanka ashahaado ladirinimo ee lagu qaaday wadamada caalamka islaamka, ayaa Soomaaliya dhowr iyo tobankii sano ee lasoo dhaafay waxa ay ka waday qeyb kamid ah dagaalka ay ugu magacdartay Al-Xarbu Calaal Irhaab, iyadoo si toos ah iyo si dadbanba usoo faragalisay wadanka.

Xukumada Washiton waxay Soomaaliya ku leedahay saldhigyo dhowr ah kuwaas oo ku kala fidsan koonfurta, bartamaha, ilaa waqooyiga, saldhiga ugu weyn waxa uu ku yaalla deegaanka Bali-Doogle ee koonfur galbeed kaga beegan magaalada caasimada ah ee Mogdisho.

Xerada Xalane ayeey sidookale ciidamada Ameerikaanka ah ku leeyihiin saldhig cidan halkaas oo ay sidookale ku yaalaan safaaradooda, garonka magaalada kismaanyo ee ay xalay ka dul shanqartay rasaasta mujaahidiinta ayaa isna sidookale ciidamada Marayaknka u ah xero ay kusoo abaabulaan dullanadooda kadhanka ah umada muslimka ah ee Soomaaliyeed.

Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, ayeey sidookale dowlada kirishtanka ah ee Marayaknka ku leedahay xero ciidan, halkaas oo ay sidookale ka howlgalaan maleeshiyaatka murtazaqada danab ee ay ku adeegato xukuumadan.

Boosaaso ,magaallo xeebaadkaan dhacda bariga Soomaaliya iyadana waxaa ku yaalla mid kamid ah saldhigyada ciidan ee ay Washiton ay ku leedahay Soomaaliya, waxaana intaa sii dheer magaalada Berbera uu hada qorshaynayo in uu ka dhisto saldhig cidan oo ballaran.

Intaa waxaa ziyaado ah, xarumo qarsoodi ah iyo xabsiyo ay dowalda Maraykanka ku leedahay wadankan, kuwaas oo ku yaalla garoonka diyaaradaha magaalada Mogdisho laguna tacdiibiyo dadkaa muslimiinta ah sida lagu soo bandhigay baaritaano ay sameeyeen suxufiyiin reer galbeed ah.

Dhowr iyo tobankii sano ee lasoo dhaafay, dowladan dhaaqiyada ah waxay Soomaaliya ka geesatay danbiyo dagaal iyo tacadiyo kadhan ah shacabka Soomaaliyeed, duqeymaha ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliya lahyen ayaana lagu gumaaday boqolaal kamid ah caruurta, dumarka iyo waayeelka, falaalkaasi guracan oo ay geesatay iyado ku hoos ganbanaysa ololaha ay ugu yeertay ladagaalanka argagixisada.

Allaah fadligii Xarakada Mujaahidiinta Al-Sabaab waxay sanadadii lasoo dhaafay ay qaaday howlgaallo xoogan oo lagu beegsaday, saldhigyada Marayaknka ee dalka iyo dibada, halka weeraro geestay khasaare xoogan lagu qaaday safaaradiisa xerada Xalane.

Dabayaaqadii bishii Septembar ee sanadii 2019, ciidamada mujaahidiinta ayaa weerar xoogan ku qaaday saldhiga ugu weyn ee saliibiyiinta Marayaknka ay ku leeyihii Soomaaliya ee Balidoogle, halkaas oo lagu dilay askar Ameerikaan ah laguna gubay gaadiid iyo diyaarado dagaal.

Iyadoo ay sii socdaan qorshayaasha ah In la tabar tiro cadawga oo howlgalada texane laga dhigo, waxaa Bishii Janaayo ee sanadkii xigay ee 2020, ay markale liibaaxyada tawxiidku darbo xoogan ku dhufteen dowladaan saliibiyada ah, kadib markii ay iqtixameen saldhig qarsoodi ah uu ku lahaa deegaanka Manda Bay ee dalka Kenya, halkaas oo dab lagu qabadsiiyey diyaarado badan askar muhiim u ahaa xukuumada Washington-na dacarta lagu leefsiiyey.

Hoos Ka Dhagayso Warbixinta oo Cod Ah.