Sanado badan kadib degmada Miir Taqwo oo ku talaabsatay mid kamid ah talaabooyinka ugu muhiimsan, caga dhigashada idaacada Andalus iyo daboolitaanka baahi taagneed arooryo badan.
Sidee ayey shacabka degmada Miir Taqwo usoo dhaweeyeen arinkan? maxaysa kaga dhigantahay?
Halkan Hoose Ka Dhagayso Barnaamijka: