Sanado badan kadib Xagar oo ku talaabsatay mid kamid ah talaabooyinka ugu muhiimsan, caga dhigashada idaacada Andalus iyo daboolitaanka baahi taagneed arooryo badan.
Sidee ayey shacabka degmada Xagar usoo dhaweeyeen arinkan? maxaysa kaga dhigantahay?
Waxaa sidoo kale ka marnaan doonin su’aalo iyo nashaadaad ay warbaahinta Andalus durbadiiba la tagtay halkaas iyo abaalmarino la bixiyey .
DHAGEYSO 🎧👇