Dhagayso: Warbixin ku Saabsan Faafitaanka Cudurka Gawracatada iyo Tallooyin Caafimaad.

Aug 23, 2025

Dhagayso warbixin ku saabsan cudurka Gawracatada (Diphtheria) oo si ba’an ugu faafaya carruuta Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku nool meelaha ay ka taliyaan maamulada ridada, isaga oo sababay dhimashada tobanaan carruur ah isla markaana boqollaal kale uu ku riday xanuun, iyadoo dhanka kale gaabis laga dareemayo gurmadka caafimaad si looga hortago faafitaanka cudurkan halista ah.

🎙️Hoos Ka Dhagayso Warbixinta: