Dhagayso Warbixin: Futuuxaadka Mujaahidiinta Soomaaliya iyo Jabka Maleeshiyaadka Ridada.

Jul 26, 2025

Dhagayso warbixin ka hadlaysa futuuxaadka ay ciidamada Mujaahidiinta Alshabaab ka sameynayaan gobollo dhaca bartamaha Somalia oo hadal heyn ballaaran dhalisay iyo falanqeeyaal sheegay in maleeshiyaadka kooxda ridada ay ku hor burbureen Mujaahidiinta.

🎙️ Wariye Cuthmaan Axmed ayaa soo jeedinaya.

🔊 Hoos ka dhagayso warbixinta: