Dhagayso: Waaliga Wilaayada Banaadir oo si Adag uga Hadlay Gumaadka iyo Dhul-boobka Muqdisho.

Sep 24, 2025

Wilaayada banaadir ayaa ka hadashay gumaad iyo jirdil maanta murtadiintu kula kaceen dad shacab ah oo laga barakicinayey guryahooda, iyo dhul boobka ka socda muqdisho oo gaaaray heerkii ugu xumaa.

Shekh Muuse Cabdi Caraale Waaliga Wilaayada islaamiga ah ee Banaadir oo Caawa laga wareystay arimahaasi ayaa si adag uga hadlay.

Halkan Ka Dhagayso Codka Waaliga Banaadir.