Dhagayso: Waaliga Sh/dhexe oo ka Hadley Dagaalkii Nuur-Dugle iyo Khasaaraha oo Kordhey

Dec 18, 2025

Faahfaahin dheeraad ayaa laga helayaa dagaalkii maanta ka dhacay deegaanka Nuur-Dugle ee Shabeellada Dhexe, kaasoo Mujaahidiinta ay kula wareegeen gacan ku heynta deegaankaasi, iyadoo xogo hor leh ay kasoo baxayaan khasaaraha murtadiinta kasoo gaaray dagaalkaasi.

Dhimashda maleeshiyaatka ridada ee dagaalkaasi waa 11 askari oo dhimasho ah, halka dhaawacana uu gaarayo 7 kale.

Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Shabeellaha Dhexe ayaa ka warbixiyay weerarkii saaka ka dhacay Nuur-dugli, haddaba qeybta hoose kaga bogo, Inshaa Allaah.

Halkan Ka Dhagayso Codka Waaliga.