Taliska ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa ka hadlay hawlgalkii barakaysnaa ee ay ciidamada mujaahidiinta ku xoreeyeen degmada Moqokori ee Wilaayada Hiiraan.
Warka taliska ayaa lagu faahfaahiyay sida uu u dhacay weerarka cagmarinta ah, khasaaraha la gaarsiiyay maleeshiyaadka ridada, iyo guusha laga gaaray xoreynta magaalada.
Taliska wuxuu cod dheer baaq ugu diray maleeshiyaadka u adeega dowladda ridada iyo kuwa saliibiyiinta, isagoo ugu baaqay in ay hubka dhigaan, u tawbad keenaan Allaah, kana fogaadaan la shaqeynta cadowga Islaamka.
Halkaan Ka Dhageyso Codka Siina Faafi.