Dhagayso: Sh Kabakutukade oo ka Hadlay Weeraradii Saaka Lagu Qaadey Duleedka Warsheekh.

Jan 18, 2026

Sheekh Yusuf Sheekh Ciise Kabakutukade oo ah waaliga wilaayada islaamiga ah ee Sh/dhexe, ayaa kalimad uu jeediyay kaga warbixiyay weeraradii cagmarinta ahaa ee saaka ciidamada mujaahidiintu ku qaadeen saldhigyada maleeshiyaadka murtadiinta ee duleedka Warshiikh.

Halkan ka dhagayso kalimada sheekha.