Dhagayso: Muxuu Barnaamijka Andalus Podcast Kusoo Kordhiyay Fagaaraha Warbaahinta?

Oct 2, 2025

Dhagayso barnaamijka Andalus Podcast oo todobaadkan lagu falanqeeyay islamarkaana lagu faaqidey, muxuu barnaamijku kusoo kordhiyey fagaaraha warbaahinta? Iyo Arrimo kale.

Halkan Hoose Kaga Boggo Xalqadda Todobaadkan Iyo Kuwii Ka Horreeyay.