Xilli maalinkii shalay ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ay weerar cagmarin ah kula wareegay magaalada Maxaas ee muhiimka ah, halkaas oo ay ku sugnaayeen maleeshiyadii murtadiinta ee kusoo jabay degmada Moqokori ee bariga wilaayada Hiiraan.
Weerarka ayaa Allaah fadligiis cagta mariyay maleeshiyadii murtadiinta ee ku sugnaa degmada Maxaas, waxaana magaalada si buuxda gacanta ugu dhigay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin, iyadoo weerarkan lagu dilay askar iyo saraakiil badan oo murtadiin ah.
Dhagayso Warbixin Arimahaa Daaran.