Dhagayso: Maxaad ka Ogtahay Doorka Imaaraatka Carabta ee Xasuuqa Suudaan.

Nov 2, 2025

Dowladda Riddada Imaaraatka Carabta ayaa la ogaaday in saldhig kuyaal waqooyi Bari Soomaaliya ay ka agaasintay xasuuqii dadka badan lagu layay ee dhacay magaalada Alfaashir ee wadanka Suudaan.

Haddaba Halkan Kaga Boggo Warbixin Arrimahaa Daaran.