Dhagayso: Khilaafka Siyaasadeed ee Kooxda Ridada Soomaaliya oo Cirka Isku Shareeray.

Aug 24, 2025

Khilaafka sii xoogaysanaya ee u dhexeeya kooxda Ridada Soomaaliya iyo xubnaha mucaaradka siyaasadeed ayaa cirka isku sii shareeraya, xilli Murtad Xasan Sheekh uu ku adkeysanayo doorasho qasab ah oo muran badan dhalisay.

🎧Hoos Ka Dhagayso Warbixin Arimahaa Ka Hadleysa.