Dhagayso Dhammaan Xalaqaadka Loogu magac-diray Saadaatu-nisaa’il Caalamiin.

Mar 27, 2025

Barnaamijka Caalamul-yowm ee ka baxa idaacadda islaamiga Al-andalus waxa uu bishan barakaysan ee Ramadaan sii daayay warbixinno taxane cajiib ah oo loogu magac-daray Saadaatu-nisaa’il Caalamiin, kuwaas oo diiradda lagu saaray haldoorka haweenka muslimaadka ah, waxayna xalaqaadku ka koobanyihiin ilaa 20 qayb.

Halkaan Guji Si Aad Udhagaysato.