DHAGAYSO: Barn Andalus Podcast Xornimadii la Qaatay 1960 kii ma Dhab-baa Mise Been La Sheego?

Jun 26, 2025

DHAGEYSO ANDALUS PODCAST: Maxaan ka ognahay xaqiiqada xorriyad ku sheegga ay Soomaalidu u dabaaldegaan sanad waliba maanta oo kale, Madaxbanaanidii 60-kii la qaatayse ma ahayd mid dhab ah. Waxaaa barnaamijka maanta marti ku ah Abwaan Nageeye Cali Khaliif.

 

Halkan Hoose ka Dhagayso.