Dhagayso Andalus Podcast: Sheekh Jaamac iyo Dilka Culimadii Difaacay Qur’aanka Kariimka.

Sep 18, 2025

ANDALUS PODCAST: Sidee buu Sheekh Jaamac Cabdi Salaam kaga badbaaday Maxkamadeynta Culimada loo dilay difaaca Qur’aanka, kaga bogo barnaamijka todobaadlaha ee Andalus Podcast.

Hoos Ka Dhagayso Xalqadda Todobaadkan iyo Kuwii Ka Horreeyay.