Dhagayso barnaamijka todobaaadlaha ah ee Andalus Podcast oo uu Sheekh Cabdi Ilaah markale marti ku yahay, islamarkaana uu xalqadan kaga hadlayo halgankii Ruushka iyo Mareykanka lagula galay Afghanistan iyo arimo kale.
Hoos Ka Dhagayso Xalqada Todobaadkan.