Dhagayso Afhayeenka Ciidanka Mujaahidiinta oo Faahfaahiyay Camaliyadii kuliyadda Jaalle Siyaad.

Jul 9, 2025

Shir jaraa’id oo uu qabtay Afhayeenka Ciidanka Mujaahidiinta, Sh. Cabdi-Casiis Abuu Muscab, ayaa si faahfaahsan looga hadlay camaliyaddii istish-haadiyada ee laga fuliyay gudaha kuliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho.

Sheekha ayaa sheegay in weerarka lagu beegsaday saraakiil caddaan Reer Galbeed ah, kuwaas oo ku sugnaa gudaha kuliyadda xilligii uu weerarku dhacayay.

Waxa uu sidoo kale caddeeyay khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee gaaray saliibiyiinta iyo maleeshiyaadka murtadiinta ee la beegsaday.

🎧Halkan Hoose Ka Dhagayso Codka.