DEG DEG: Shabaabul Mujaahidiin oo Digniin Adag Kasoo Saartay Aqoonsiga Somaliland.

Dec 27, 2025

Xarakada Mujaahidiinta ayaa ka hadashay aqoonsiga uu maamulka sahaayinada Yahuuddu siiyay maamulka ridada Soomaaliland ee uu hogaamiyo Cabdi Raxmaan Cirro.

Kalimada oo uu jeedinayo afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, sheekh Cali Maxmuud Raage, Alle ha xafidiyo’e ayaa lagu diray fariimo dhowr ah.

Halkan Hoose Kaga Boggo Kalimadda Sheekha.

https://archive.gnews.to/s/DRS75g4EoGJpnon

https://ok.ru/video/10833607002646