Ciidamada Mujaahidiintu waxey kamiin u dhigeen maleeshiyaat Murtadiin ah oo ka baxay deegaanka Ceelasha biyaha gurmadne u ahaa deegaanka Sabiid.
Kamiinka waxa uu ka dhacay agagaarka deegaanka Xaawo cabdi
Murtadiinta gurmadka ahaa iyagoo jiidanaya dhaawaca Labo askari oo Murtadiin ah ayey dib u laabteen