DEG DEG: Mujaahidiinta oo Weerar Xasmin Ah Ku Qaaday Saldhiga Murtadiinta ee Xawaadleey.

Dec 20, 2024

Ciidamada Mujaahidiintu waxey saaka weerar Xasmin ah oo cag marin ah ku qaadeen xero maleeshiyaatka Murtadiinta ay kaga suganyihiin duleedka deegaanka Xawaadley.

Xerada waxaa ku sugnaa maleeshiyaat kala duwan oo Murtadiinta ah oo hal Urur ah.

Gabi ahan Mujaahidiinta ayaa xerada cagta mariyay oo si buuxda ula wareegay gacan ku heynteeda.

Allaah fadligii weerarkaasi waxaa lagu dilay   15 Murtad oo gudaha iyo banaanka xerada daadsan.

Tiro askar Murtadiin ah nolasha ayaa lagu qabtay.

Sidoo kale qarax ka dhacay duleedka Xawaadley waxaa lala beegsaday Murtad Muuse Qooqane oo ah gudoomiye ku xigeenka Ridada ee deegaanka Xawaadley, Murtadka oo mooto watay waxaa la socday Labo askari oo Istaafkiisa ah.

Murtad Muuse Qooqane iyo istaafkiisii qaraxa ayey ku wada dhinteen, Mootadiina wey burburtay.