DEG DEG: Mujaahidiinta oo Weerar Xasmin Ah Ku Qaaday Saldhiga Cadowga ee Aboorey

Feb 25, 2025

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa saaka weeraro cagmarin ah ku qaaday labo xero oo maleeshiyaatka ridada ay ku leeyihiin deegaanka Aboorey ee wilaayada Hiiraan.

Xeryahan ayaa waxa deganaa maleeshiyaatka ridada ah ee ugu yeeraan milatari iyo sirdoon. Dagaalka ayaa hadda ka socda labada xero.

Wixii faahfaahin ah dib ayaan kasoo gudbin doonaa.