DEG DEG: Ciidamada Mujaahidiintu waxey saaka weerar culus oo cag marin ah ku qaadeen Labo xero oo maleeshiyaatka Ridada ay kaga sugnaayeen gudaha iyo banaanka deegaanka Sabiid ee hoostaga degmada Afgooye.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta Labada xero ee Maleeshiyaatka Murtadiinta kaga sugnaayeen deegaanka Sabiid kuwaasi oo kala ah xerada Buundada deegaanka iyo mid kale oo ku taala banaanka deegaanka.