DEG DEG: Mujaahidiinta oo Qarax ku Beegsaday Saldhiga Booliska Ridada ee Baladweyne.

Dec 6, 2025

Hiiraan.

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in guutadda qaraxyada ee ciidamada Mujaahidiinta ay caawa howlgal qarax ah ka fuliyeen saldhiga booliska ridada ee magaalada Baladweyne.

Waxaa jira khasaare maleyshiyaatka Murtadiinta kasoo gaaray qaraxaasi caawa ka dhacay magaalada Baladweyne.

La Soco Wixii Kusoo Kordha, Inshaa Allaah.

FAAAFREEB PRO