DEG DEG: Mujaahidiinta oo lawareegay Deegaanka Geelgub ee Dhaca Duleedka Xaaji Cali.

Mar 26, 2025

DEG DEG: Ciidamada Mujaahdiiinta ayaa la wareegay deegaanka Geelgub ee Wilaayada Shabeellada dhexe, kadib markii ay halkaas ka sii carareen maleeshiyadii ridada ahaa ee ka soo firxaday dagaalkii saakay ka dhacay magaalada Masaajid Cali Guduud.

Deegaankaan  ay mujaahidiintu lawareegeen ayaa 10km  waxa uu jiraa deegaanka Xaaji Cali.