DEG DEG: Mujaahidiinta oo Goordhow Dagaal Kula Wareegay Deegaanka Mubaax ee Hoostaga Moqokori.

Apr 16, 2025

DEG DEG: Ciidamada Mujaahidiinta ayaa goordhow dagaal kula wareegay deegaanka Mubaax ee hoostagta degmada Moqokori ee wilaayada Hiiraan, halkaasi oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaatka ridada.